Daawo: Ciidamada ammaanka oo rag hubeysan ku qabtay magaalada Muqdisho

0

MUQDISHO (SMN) – Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa Booliska ayaa xalay degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir ku qabtay rag hubeysan oo weerar ka geysan rabay Muqdisho.

Raggaan oo loo so bandhigay warbaahinta ayaa ka koobnaa saddex nin oo mid ka mid ahaa la toogtay, waxayna wateen Bajaaj iyo saddex qori, sida uu sheegay afhayeenka Booliska.

Sadiiq Doodishe ayaa sidoo kale u mahadceliyay dadka shacabka ah ee degmada Kaaraan, kuwaas oo la shaqeeyay laamaha amniga.

Halkan hoose ka daawo:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here