MUQDISHO (SMN) – Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax culus oo xalay ku dhacay xerada barakacayaasha ee lagu magacaabo bad-baado ee magaalada Muqdisho.
Qaraxa oo geystay khasaare kala duwan ayaa ka dhacay maqaaxi ku taalla gudaha xeradaais, waxaana sidoo kale ka dhashay burbur xoogan.
Ugu yaraan 6 qof ayaa ku dhintay, halka ay ku dhaawacmeen 10 kale, sida ay innoo xaqiijiyeen ilo dadka deegaanka ah.
Halkan hoose ka daawo warbixinta:-