Daawo: Muxuu madaxweyne Xasan Sheekh ka yiri xiisadda Koonfur Galbeed?

0

MUQDISHO (SMN) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyay Masjidka Shuhadada ee Madaxtooyada Qaranka, ayaa dul istaagay guulaha laga gaaray dagaalka ka dhamka ah Al-Shabaab, xaalada magaalada Baydhabo iyo la-dagaallanka musuqmaasuqa.

Ugu horreyn madaxweynaha ayaa ugu hambalyeeyay ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa dadka deegaanka deegaanada iyo degmooyinka ay ka saareen Al-Shabaab.

Sidoo kale wuxuu soo hadal qaaday dagaalkii xooganaa ee shalay ka dhacay magaalada Baydhabom, isaga oo ku tilmaamay inay tahay arrin laga murugooda.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu baaqay dhinacyada isku haya siyaasadda Koonfur Galbeed inay wax weliba ku dhameeyaan miiska wadahadalka.

Halkan hoose ka daawo:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here