Daawo: Raggii gudaha u galay Xayaat oo weli ka dhex dagaalamayo hoteelka

0

MUQDISHO (SMN) – Waxaa weli socda howlgalka ay wadaan ciidamada ammaanka ee lagu soo afjarayo weerarka tooska ah ee ay Al-Shabaab ku qaaday hoteelka Xayaat ee magaalada Muqdisho.

Wararka ayaa sheegaya in ragga hubeysan ee gudaha u galay Xayaat ay weli ka dhex dagaalamayaan hoteelka, waxaana isku hareereeyey ciidamada ammaanka.

Rasaas teel-teel ah ayaa weli laga maqlayaa agagaarka hoteelkan oo ku yaalla isgoyska KM4 ee magaalada Muqdisho.

Halkan hoose ka daawo:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here