Daawo: Wararkii ugu dambeeyey dagaallo culus oo ka dhacay deegaanka Wabxo

0

DHUUSAMAREEB (SMN) – Wararka laga helayo gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay dagaallo u dhexeeyey ciidamada Galmudug oo garab ka helaya, kuwa dowladda iyo Al-Shabaab ay ka dhaceen deegaanka Baxdo iyo tuulooyinka hoos yimaada ee gobolkaasi.

Ciidamada huwanta ayaa lagu soo warramayaa in la wareegeen gacan ku heynta deegaanka Baxdo oo muddo ay ka talinayeen Al-Shabaab.

Sidoo kale saraakiisha hoggaamineysa dagaalladaas ayaa shaaciyey inay dileen illaa 24 ka tirsanaa Al-Shabaab, dhankoodana ay ka geeriyoodeen 2 askari, sida ay hadalka u dhigeen.

Halkan hoose ka daawo:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here