Dabeylo xoogan oo ku dhuftay xeebaha magaalada Hobyo

0

Guddoomiye ku-xigeenka degmada Hobyo Maxamuud Maxamed Cawaale oo la hadlay warbaahinta ayaa tilmaamay in ay jiraan Dabeylo ku dhuftay Xeebaha hoos yimaada Hobyo, kuwaas oo saameyn ku yeeshay Kalluumeysatada Galmudug.

Sidoo kale, Guddoomiye ku xigeenka ayaa sheegay in ay Hobyo Horumar ballaaran sameyneyso sanadihii ugu dambeeyay, isagoona ku amaanay Ganacsatada Galmudug.

Inta badan xilligaan oo kale Dabaylo xooggan ayaa ku dhufta Xeebaha, waxayna saamayn ku yeeshaan dadka ku nool Xeebaha Dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here