Danjiraha Soomaaliya ee Kuwait oo kulan laqaatay dhiggiisa dalka Tunisia

0

Kuwait (SMN) – Danjiraha JFS ee Kuwait Mudane  Dr Abdullahi Mohammed Odowa ayaa maanta xafiiska ku qaabiley Danjiraha Tunisia ujooga Kuwait Mudane  Hechemi Agili.

Labada masuul ayaa kawada hadleen xidhiidhka taariikhiga ah ee labada wadan ee walaalaha u dhaxeeya iyo sidii loosii xoojin lahaa iyo.isbadaladda siyaasaddeed ee Tunisia ka dhacaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here