Qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay magaalada Muqdisho

0

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaarha ka dhashay qarax is-miidaamin ahaa oo goor dhow ka dhacay isgoyska Jubba ee magaalada Muqdisho.

Qaraxa ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu fuliyey ruux isku soo xiray walxaha qaraxa, wuxuuna bartilmaameedsaday goob maqaaxi ah oo ay ku sugnaayeen dadweyne fara badan.

Khasaare kala duwan ayaa ka dhashay qaraxan, waxaana goobta gaaray ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka ee dowladda Soomaaliya.

Xaaladda ayaa aad u kacsan, waxaana haatan socda gurmad loo fidinayo dadka ay waxyeelada soo gaartay.

Faah faahinta kala soco: shabellemedia.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here