DF oo bulshada ku dhiira-gelisay qaadashada talaalka cudurka Covid-19

0

Wasaaradda Caafimaadka DGKGS ayaa maanta magaalada Baydhabo ku qabatey kulan looga hadlaayey sidii Bulshada looga baraarujin lahaa in ay qaataa talaalka kahortaga cudurka Covid_19 si looyareeyo faafitaanka cudurka

Kulanka ayaa waxa uu u dhaxeeyey xunbno ka socdey Wasaraadda Caafimaadka Koonfur Galbeed , Wakiilo ka kala socdey Hay-adaha SOS ,WHO , Gudoomiyaasha Xaafadaha Magalada .iyo Gudoomiyaasha Kaamamka barakacyaasha Baydhabo.

Kulanka oo qeyb ka ahaa kulumo Wasaarddu ay la qaadan doonto qeybaha Kala duwan ee Bulshada ayaa waxaa si aad ah looga hadley muhiimada ay leedahay in bulshadu ay qaadato Talaalka Ka hortaga Cudurka halista ah ee aduunka oo dhan saameynta ku yeeshey ee Covid_19.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here