Al-Cadaala oo shaaciyey khasaaraha AS lagu gaarsiiyey howlgallada socdo

0

MUQDISHO (SMN) – Wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta, Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala oo ka warbixinayey howlgallada ka socdo dalka ayaa shaaciyey in khasaare culus lagu gaarsiiyey Al-Shabaab.

Al-Cadaala ayaa sheegay in afartii bilood ee ugu dambeysay Al-Shabaab laga dilay illaa 900 oo xubnood, kadib dagaallo iyo duqeymo ka dhacay gobollada dalka.

Sidoo kale wuxuu intaasi ku daraya in 90% Al-Shabaab laga saaray deegaanadii ay kaga sugnaayeen gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya.

Halkan hoose ka daawo:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here