DF oo war kasoo saartay duqeymaha ay Kenya ku heyso Shirkadda Hormuud

0

MUQDISHO (SMN) – War Qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu cambaareeyay duqeymo ay ciidamada Kenya ka geysteen gobolada Jubooyinka iyo Gedo, isla-markaana ay la beegsadaan dadka shacabka ah iyo xarumaha shirkadda Isgaarsiinta Hormuud Telecom Soomaaliya.

Qoraalka kasoo baxay wasiirka Gaashaandhigga ayaa lagu shaaciyey inay soo gaartay xogta duqeymo horleh oo loo geystay xarumaha shirkadaasi ay ku leedahay gobolka Gedo.

Sidoo kale wuxuu intaasi kusii daray in dowladda federaalka ah ay aad uga xun tahay  fal-kasta oo lagu waxyeeleynayo muwaadiniinta Soomaaliyeed iyo ganacsatada intaba.

Halkan hoose ka aqriso:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here