DF Soomaaliya oo deeq gargaar ah geysay gobolka Bakool

0

XUDUR (SMN) – Wasiirka Wasaardda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka oo ay wehliyaan labada Agaasime Guud ee Wasaaradahaas ayaa maanta gargaar isugu jira adeegyada kala duwan ee nolosha aas-aasiga ah gaarsiiyay Magaaladda Xudur ee Gobolka Bakool ee Maamulka Koonfur Galbeed.

Magaaladaan oo ah goob ay go’doomiyeen Al-Shabaab ayaa waxaa ka jirta xaalada beni’aadanimo oo daran.

Sidoo kale waxaa magaalada soo gaaraya dad ka yimid baadiyaha ku hareereysan Xudur, kuwaas oo ay abaar ku dhuftay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here