DF Soomaaliya oo ganacsatada uga digtay in ay la macaamilaan Al-Shabaab

0

MUQDISHO (SMN) – Wasaarada ganacsiga iyo warshadaha xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa iyadoo fulineysa amarka dowladda ee ku aadan la dagaalanka Al-Shabaab ee dhanka dhaqaalaha ku amartay dhammaan ganacsatada in aan lala shaqeyn Karin, lala macaamili Karin, islamarkaana wax loo fududeyn Karin, wax dhaqaalo ah loogu yaboobi Karin, awaamiirtoodana loo hoggaansami Karin.

Wasaaradda ganacsiga ayaa sheegtay in ciddii ku lug yeelata howlaha sare ku xusan laga qaadi doono tallaabo sharciga waafaqasa, Sidoo kale, wasaaradda waxay qaadeysaa tallaabooyinkan soo socda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here