Doorashada Aqalka Sare ee gobollada waqooyi oo la soo gaba-gabeynayo

0

MUQDISHO (SMN) – Doorashada Aqalka Sare ee gobollada waqooyi ee Somaliland ayaa lagu wadaa in maanta lasoo gaba-gabeeyo, iyadoo la dooranayo Senataradii u dambeeyey.

Shanta xubnood ee ka haray 11-ka kursi ee gobollada waqooyi ayaa qorshuhu yahay in maanta lagu doorto Teendhada Afisyoone oo ku dhex-taalla Xerada Xalane ee magaalada Muqdisho.

Kuraastan waxaa midka ugu yar ku tartamaya laba musharrax, halka kuwa kalena ay ku tartamayaan saddex musharrax, sida ku cad warqadda kasoo baxday guddiga maamulaya doorashada.

Halkan hoose ka aqriso:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here