Doorashada Aqalka Sare ee Somaliland oo maanta ka dhaceyso Muqdisho

0

MUQDISHO (SMN) – Qaban qaabadii ugu dambeysay ee doorashada Aqalka Sare ee Somaliland ayaa ayaa haatan ka socota magaalada Muqdisho, gaarahaan Afisyooni.

Doorashadan ayaa ah mid xasaasi ah, waxaana maanta qorshuhu yahay in la doorto 6 ka ka mid ah 11-ka Senatar ee ka imaanaya gobollada waqooyi ee Somaliland.

Waxayna u tartamaya kuraastaasi:-

1.Cabdi Xaashi Cabdilaahi
2 Siciid Cumar Xuseen

1.Saalax Axmed Jaamac
2. Ibraahin lidle Saleebaan

1. Prof. Maxamed Maxamuud Allabari

2. Prof. Cabdi Ismaacil Samatar.

3. Cabdiraxmaan Cismaan Cali

1. Cismaan Abokor Dubbe
2. Cabdikariim Maxamed Xasan.

1. Layla Axmed Ismaaciil
2. Maxamed Maxamuud Cabdi.

1. Bilaal Idiris Cabdilaahi
2. Saynab Axmed Boqore.

Xarunta Afisyooni oo ay ka dhaceyso doorashadan ayaa sidoo kale ammaankeeda la adkeeyay, waxaana sugaya ciidammo iskugu jira booliska Soomaaliya iyo kuwa AMISOM.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here