Doorashada kuraas ka mid ah BF oo lagu qabtay Baydhabo + Sawirro

0

BAYDHABO (SMN) – Doorashada kuraas ka mid ah Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.

Kuraasta doorashadooda la qabtay ayaa kala ah:-

Hop#253: Waxaa kuu guuleystay Aadan Maxamed Cali.

Hop#178: Waxaa ku guuleystay Cabdulaahi Maxamed Cali.

Hop#050: Waxaa ku guuleystay Axmed Shekh Maxamed (Mashruuc).

Hop#230: Waxaa ku guuleystay Jaamac Taqal Cabaas.

Hop#183.: Waxaa ku guuleystay Maxamed Guuleed.

Hop#275 Waxaa ku guuleystay Ismaciil Iidow Maxamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here