Doorashada kuraas ka mid ah BF oo lagu qabtay magaalada Gaalkacyo + Sawirro

0

GAALKACYO (SMN) – Magaalada Gaalkacyo ee xartunta gobolka Mudug waxaa maanta lagu qabtay doorashada kuraas ka mid ah Golaha Shacabka, kuwaas oo ay deegaan doorashadoodu tahay Glamudug.

Kuraasta doorashadooda la qabtay ayaa kala ah HOP#013, HOP#101, HOP#001 iyo HOP#017 ee Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana ku soo baxay:-

1-Aadan Cismaan Xuseen oo ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay HOP#013.

2-Xersi Aadan Rooble oo ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay HOP#101.

3-Jawaahir Maxamed Axmed oo ku guuleysatay kursiga tirsigiisu yahay HOP#001

4-Qaladla Cali Cawaale oo ku guuleysatay kursiga tirsigiisu yahay HOP#017

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here