Doorashada todobo kursi oo maanta lagu qabtay magaalada Baraawe + Sawirro

0

BARAAWE (SMN) – Wararka laga helayo magaalada Baraawe ayaa sheegaya in maanta lagu qabtay doorashada kuraas ka mid ah xubnaha Golaha Shacabka oo ay deegaan doorashadoodu tahay Koonfur Galbeed.

Kuraasta doorashadooda la qabtay ayaa kala ah:-Hop-045, Hop-145, Hop-162, Hop-148, Hop-256, Hop-143 iyo Hop-163, waxaana ku jira kursigii uu horey ugu fadhiyey Cabdiweli Sheekh Ibraahim Muudey oo ahaa guddoomiye ku xigeenkii hore ee Golaha Shacabka.

Xubnaha soo baxay ayaa kala ah:-

1- Maxamed Cabdalla Axmed oo ku guuleystay kursigii Muudey ee Hop-145.

2- Maxamuud Axmed Maxamed oo ku soo baxay kursiga Hop-045.

3- Maxamed Cismaan Cumar oo isna ku guuleystay kuursiga hop-62.

4- Calwiya Siid Cabdullahi oo ku guuleystay Hop-148.

5-Suhuur Xaaji Culusow oo  ku guuleysatay kursiga Hop-256.

6- Cali Shekh Maxamed Nuur oo  isna ku guuleystay kursiga Hop-143.

7- Isaaq Maxamed Maxamuud oo ku soo baxay kursiga Hop-163.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here