DF Soomaaliya oo faahfaahin ka bixisay xarigga Sheekh Mustafa Cali Caanood

0

MUQDISHO (SMN) – Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta xabsiga dhigay Sheekh Mustafa Cali Caanood oo ku sugnaa deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho.

Qoraal ka soo baxay dowladda ayaa waxaa lagu xaqiijiyey xarigga wadaadkan oo caan ka ah baraha bulshada ee Internet-ka.

Dowladda Soomaaliya ayaa ku eedeysay Sheekh Mustaf Cali Caanood inuu taageero Al-Shabaab, sidoo kalena uu faafiyo fikirkooda.

Halkan hoose ka aqriso:- 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here