Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay xiisada ka taagan Beledweyne

0

Warsaxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha gudaha xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay xiisada kasoo cusboonaatay magaalada Beledweyne, oo uu shalay ka dhacay iska hor imaad geystay khasaare kala duwan.

Qoraalkan ayaa waxaa marka hore baaq loogu diray bulshada reer Hiiraan, iyada oo laga dalbaday inay tabashadooda ku soo bandhigaan qaab nabadeed, si looga baaqsado dagaal markale ka dhaca halkaasi.

Sidoo kale wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya ayaa ugu baaqday waxgaradka, odayaasha dhaqanka, Culimada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada inay u istaagaan sidii wax looga qaban lahaa xiisadaasi.

Halkan hoose ka aqriso:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here