Duqa magaalada Muqdisho oo kormeer sameeyey + Sawirro

0

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa howla kormeer ah ku tegay degmooyin ay ka mid yihiin Kaaraan, Yaaqshiid, Howlwadaag iyo Warta Nabada.

Ujeedka kormeerka ayaa ahaa mid uu duqa magaalada ugu kuurgalayay saameeynta uu roobka u geestay bilicda caasimadda iyo howlaha Nadaafadeed oo ay maamulada gegmooyinka gobolka Banaadir ka wadaan magaaalada Muqdisho.

Guddoomiyaha ayaa ku booriyay waaxda Nadaafadda dowladda Hoose ee Xamar inay dar dargeliyaan bilic soo celinta Caasimadda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here