Duqa Muqdisho oo la kulmay Midowga Dugsiyada Waxbarashada G/Banaadir

0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish), ayaa Maanta Xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kulan kula qaatay Xubno ka socday Midowga Dugsiyada Waxbarashada Gobolka Banaadir.

Kulankan dhex maray Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Midowga Dugsiyada Waxbarashada Gobolka Banaadir, ayaa loga  hadalay sara u qaadida tayada Waxbarasho ee dalka iyo sidii  maamulka Gobalka Banadir iyo Midowga Dugsiyada ay u wadashaqeyn lahayeen iyadoo mudnaanta la siinayo arrimaha la xariiro dar-dargalinta Waxabarshada Guud ee Dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here