Fahad Yaasiin oo magacaabay madaxa shaqaalaha ee hay’adda NISA

0

Agaasimaha hay’adda nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka, Fahad Yaasiin ayaa maanta magacaabay madaxa shaqaalaha ee hay’addaas, kadib markii mas’uulkii horey xilkaas u hayey uu  ka qaaday ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble.

Taliyaha nabad siuida ayaa madaxda cusub ee shaqaalaha ee hay’adda u magacaabay Cabaas Yacquub oo bedalaya Cabdullaahi Kulane.

Cabaas ayaa sidoo kale ah sarkaal sare oo ka tirsan hay’adda nabad-sugida iyo sirdoonka, wuxuuna ahaa madaxa maamulka, maaliyadda iyo tiknoolijiyadda ee NISA.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here