Fanaan Cabdinaasir Macallin Caydiid oo ku geeriyooday magaalada Addis Ababa

0

ADDIS ABABA (SMN) – Alle ha u naxariisto waxaa magaalada Addis-ababa ee dalka Itoobiya ku geeriyooday fanaan Cabdinaasir Macallin Caydiid. halkaas oo xaalad caafimaad loogu qaaday.

Marxuunka ayaa la sheegay in muddo ah uu u jiifay xannuun, kaas oo ugu dambayntii xalay u geeriyooday.

AUN Cabdinaasir Macallin Caydiid waxa uu ahaa laxamiste iyo heesaa qaaday heeso dhawr ah oo aad loo jacaylyahay oo ay ka mid ahaayeen Nabsi oo uu lahaa Xuseen Rooble ( Xaa-Gujis) iyo kuwo kale oo ay qaarkood ka hadlayeen noloshiisa gaarka ahayd.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here