Gabar Soomaali ah oo loo doortay ka mid noqoshada baarlamanka Norway

0

Gabar Soomaaliyeed ayaa noqotay qofkii ugu horeeyey ee Afrikaan ah ee loo doorto xildhibaan ka tirsan baarlamanka dalka Norway.

Haweenaydaas oo lagu magacaabo Marayn Cabdi Xuseen ayaa sheegtay in ay siyaasadda u gashay duruufo haysta bulshada ay ka dhalatay iyo guud ahaan ba shacabka dalkaas oo ay rumaysan tahay in ay wax ka qaban karto hadii ay haatan ku guulaysatay in ay ka mid noqoto baarlamaanka.

Hase yeeshee waxay ku nuux-nuuxsatay in dadka codkooda siiyey aanay Soomaali oo keliya ahayn ee shacabku ku midaysnaayeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here