Galmudug iyo Jubbaland oo shaaciyey doorashada kuraas ka mid ah BF Somalia

0

DHUUSAMAREEB (SMN) – Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Galmudug ayaa shaaciyay liiska guddiga soo xulaya ergada dooraneysa saddexda kursi ee kala ah:

1 – HOP#147
2 – HOP#035
3 – HOP#055.

Doorashada saddexdaan kursi ayaa Dhuusamareeb ka dhici doonta maalinta Khamiista ah ee 17-ka bishaan, sida lagu shaaciyey jadwalka uu soo saaray guddigaan.

Dhinaca kale Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland ayaa shaaciyay jadwalka qabashada doorashada 3 kursi oo kamid ah 43-da kursi ee ku asteysan Jubbaland.oo kala ah

1: Hop#023

2: Hop#132 o

3: Hop#092

Kuraastaan ayaa doorashadooda la qabanayo 17-ka Bishaan oo Khamiista ku beegan ayaa halka kursi oo kamid ah Dumar loo asteeyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here