Galmudug oo shaacisay liiska doorashada kuraas ka mid ah Golaha Shacabka

0

DHUUSAMAREEB (SMN) – Guddiga doorashada ee Galmudug ayaa goordhow shaaciyey 5-ta Kursi ee ugu Horreysa doorashada golaha shacabka ee ka imaanaya mamaulkaasi.

Qoraal ka soo baxay guddiga ayaa waxaa lagu sheegay in doorashada shantan kursi la qaban doono maalmaha soo socda.

Kuraasta lambaradooda la shaaciyey ayaa kala ah:-

HOP#043 waxaa horey ugu fadhiyey Xuseen Qaasim Yuusuf.

HOP#054  waxaa horey ugu fadhiyey Cabdishakur Cali Mire.

HOP#104 waxaa  horey ugu fadhiyey Mahad Cabdalle Cawad.

HOP#067 waxaa horey ugu fadhiyey Cabdullahi Cali Axmed (Cadow Cali Gees).

HOP#026 waxaa horey ugu fadhisay & Ikraan Aadan Absuge.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here