Garyaqaanka guud ee dalka oo ka digay boobka dhulalka danta guud

0

MUQDISHO (SMN) – Warqad kasoo baxday Xafiiska garyaqaanka guud ee Dowladda FS ee Muqdisho, Dr; Cusmaan Cilmi Guuleed ayaa ka digay in la boobo dhulka dowladda ay leedahay, iyadoo loo marayo sifo aan sharci ahayn.

Gar-yaqaanka ayaa u digay hay’adaha gaarka loo leeyahay iyo cid kasta ee ku howlan qabsashada cabirashada ama wax kasta oo wax ka beddelaya asalka dhulalkaas inay ka waantoobaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here