General Caanood oo loo magacaabay Afhayeenka wasaaradda Gaashaandhigga

0

MUQDISHO (SMN) – Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Cabdulkaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Afhayeenka Wasaaradda difaaca u magacaabay Sarreeye Guuto Cabdullaahi Cali Caanood, si loo xoojiyo xiriirka warbaahinta iyo sidoo kale Wasaaradda.

Jeneraal Cabdullaahi Cali Caanood ayaa soo noqday Abaanduulaha ciidanka milateriga ee Soomaaliya, isagoo dowr muhiim ah ka qaatay la dagaalanka Al-shabaab.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here