Toos u daawo go’aan ka gaarista dacwadda badda ee ICJ

0

HAGUE (SMN) – Waxaa hadda Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda (ICJ) ka bilowday go’aan ka gaarista dacwadda badda Kenya iyo Soomaaliya.

Garsoorayaasha ayaa hadda hadlaya iyadoo laga war sugayo inay soo saaraan go’aanka kama dambeysta ee ku saabsan muranka badda.

Halkan toos uga daawo:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here