Gobolka Banaadir oo shaaciyey natiijada imtixaanka Shahaadiga ee Fasalka 8-aad

0

Xafiiska waxbarashada maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta oo ay Taariikdu tahay 8/7/2020 soo bandhigay natiijada Imtixaanka shahaadiga Fasalka 8-aad ee sanad Dugsiyeedka 2020/2021.

“Waxaa hadda inoo bilaabatay Munaasabadda shaacinta natiijada Imtixaanka Fasalka 8aad, waxaana goob joog ka ah Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, Mudane Cumar Maxamed Macamud, guddoomiya ku xigeenada gobolka, qaybaha kala duwan ee maamukka gobolka, Agaasimaha Guud ee Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxman Cumar Sheekh Nuur, sidoo kale bahda waxbarashada iyo marti sharaf kale ayaa goob joog ka ah.

Halkan ka aqriso natiijada Imtixaanka shahaadiga:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here