Golaha Shacabka oo beri kulan ku yeelanayo Muqdisho + ajendaha

0

MUQDISHO (SMN) – Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyey in maalinta Berri oo sabti ah uu jiro kulanweynihii Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Agendaha kulanka ayaa ah Dhaarinta Madaweynihii hore Maxamed Cabdulahi Farmajo iyo Adv Dahir oo ah Xubin Guddiga Madaxa Banaan ee Hirgalinta Dastuurka iyo Doorashada Guddoonka Guddiyadda Golaha Shacabka.
Kulanka ayaa ka qabsoomi doona Xarunta Golaha Shacabka ee Villa Hargeisa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here