Golaha wada-tashiga qaran oo la kulmay wakiilada beesha caalamka

0

Ra’iisul Wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble oo hogaaminaya xubnaha Golaha Wadatashiga Qaran ayaa shir looga hadlayo Arrimaha Geedi socodka Doorashooyinka ee Dalka ka bilowday la yeeshay Wakiiladda Beesha Calamka.

Kulankan ayaa wxaa lagu soo qaaday dardar-gelinta arrimaha doorashooyinka dalka, iyo taageerada dhaqaale ee beesha caalamka ee ku aadan hirgelinta doorashooyinka 2021-ka.

Golaha wada-tashiga qaran oo uu garwadeen u yahay Ra’iisul wasaare Rooble ayaa ku gudo jira u diyaar garawgii ugu dambeeyey ee lagu dhamaystirayo hanaanka doorashooyinka dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here