XF oo ka laabatay go’aankii Urur Argagixiso loogu aqoonsaday ONLF

0

MUQDISHO (SMN) – Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya oo maanta yeeshay kulan aan caadi aheyn ayaa ansixiyay in laga laabto go’aankii ay golaha wasiiradu sanadkii 2017-kii ugu aqoonsadeen ururka ONLF mid argagixiso, ka dib dhiibistii Cabdikariin Muuse Qalbi Dhagax oo loo gacan geliyey Ethiopia.

Shirka ayaa waxaa guddoomiyey ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, waxaana soo xaadiray xubnaha golaha wasiirada oo inta badan u codeeyay inay tallaabadaasi ahayd khalad.

Golihii wasiirada ee xukuumaddii Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa u aqoonsaday ONLF inay tahay Urur Argagixiso ah.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here