Guddiga Difaaca ee BF oo kulan la yeeshay Wasiirka Gaashaandhigga

0

MUQDISHO (SMN) – Guddiga Difaaca ee Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya, Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur (Jaamac).

Kulanka waxaa shir-gudoominayey Guddoomiya Guddiga Difaaca Mudane Yuusuf Geelle Ugaas muhiimada kulanka looga hadalaayey wuxuu ahaa xaalada dalka iyo dagaallada lagula jiro Al-Shabaab.

Sidoo kale kulanka oo waqti badan qaatay ayaa waxaa looga hadlay arrimo xasaasi ah gaba-gabadii kulanka waxaa wasiirka iyo guddiga isku afgarteen in meel looga soo wada jeesto Al-Shabaab.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here