Guddiga doorashada Koonfur Galbeed oo la kulmay odayaasha dhaqanka

0

BAYDHABO (SMN) – Gudiga hirgelinta doorashada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo uu Hoggaaminayey Gudoomiyaha Gudiga Mudane Yuusuf Cabdulqaadir Maxamed, ayaa kulan la qaatay Odayaasha Dhaqanka ee deegaanada maamulkaasi.

Kulanka Odayaasha iyo Gudiga ayaa ahaa Isbarasho iyadoo odayaasha loo sharxay Habraacyadii ay soo Sareen Golaha Wadatashiga Qaran eek u saabsanaa Cida soo Xulaysa Ergada ka qeeyb galeysa doorashada.

Odayaasha dhaqanka ayaa bogaadiyay shaqada adag ee ay guddiga doorashada maamulka koonfur galbeed u hayaan Bulshada.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here