Guddiga doorashada madaxweynaha oo la magacaabay + Magacyada

0

MUQDISHO (SMN) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo shir guddoomiyay kulanka guud ee golaha ayaa magacaabay sideed ka mid ah guddiga qaban qaabada doorashada madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ka kooban 10-xubnood ay magacyadooda kala yihiin.

Xildhibaan Mowliid Cabdi Maxamed

Xildhibaan Cali Xaaji Daahir

Xildhibaan Nuur Mustafmukhtaar

Xildhibaan Maxamed Axmed Beerey

Xildhibaan Maxamed Ibrahim Mucalimuu

Xildhibaan Maxamed Caananuug

Xildhibaan Cumar yuusuf

Xildhibaan Fardowsa Maxamed Cigaal.

Waxaana guddomiyaha golaha Shacabka uu sheegay in sedaxda xubnood kale ee dhiman saacadaha soo socda lagu soo dari doono.

Dhanaka kale Senetarda Aqalka sare oo iyana kulan uu shir guddoominayay Guddoomiyaha Aqalka sare ku yeesha Xaruntooda ayaa soo saaray xubnaha guddiga qaban qaabada oo ka kooban 6-Xubnood

  1. CALI MXAMUD GACAL –KOOFUR GALBEED
  2. PROF CABDI ISMAACIIL SAMATAR—SOMALILAND
  3. CABDIQANI GEELE MAXAMED–PUNTLAND
  4. FARXAAN CALI MAXAMUUD—GALMUDUG
  5. IBRAAHIM AWGAAB CISMAAN–JUBALAND
  6. ZAM ZAM CABDILAAHI AXMAED—HIRSHABEL

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here