Guddiga doorashooyinka oo la kulmay danjiraha UK ee Soomaaliya

0

MUQDISHO (SMN) – Gudoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal Maxamed Xasan Ciro , oo uu weheliyo Afhayeenka guud ee doorashooyinka, Amb Axmed Aadan Dagaal Safiina ayaa maanta kulan la qaatay Danjiraha Ingiriiska u fadhisa Soomaaliya Amb Kate Foster.

Intii Kulanku socday ayaa looga wada hadlay geedi socodka Doorashooyinka Golaha Shacabka.

Kulankan ayaa qeyb ka noqonayo dadaallo ay qeyb ka tahay Beesha Caalamka, kuwaas oo ka socda magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here