Guddiga doorashooyinka oo ka shiray bilaabida doorashada BF Soomaaliya

0

MUQDISHO (SMN) – Shir looga hadlayay bilaabidda xaraynta ergada doorashada Golaha Shacabka ayaa waxaa Muqdisho ku yeeshay Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal iyo Heer Dowlad Gobolleed.

Shirka oo socday muddo sadex cisho ah ayaa waxaa ka qeybgalay Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka Heer Federaal, kaasi oo isugu yeeray Shirgudoonada Gudi hoosaadka Doorashooyinka Somaliland, Galmudug, Puntland, Jubbaland, Koonfur Galbeed, Hirshabeelle, Banaadiriga iyo Guddiga Xalinta Khilaafaadka,

Ujeeddada shirka ayaa ah bilaabidda xaraynta ergada doorashada Golaha Shacabka iyo Qodobo kale oo muhiim ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here