Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka oo kulan yeeshay + Sawirro

0

Kulanka Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka oo uu shir guddoominayay Kusimaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna Guddoomiye kuxigeenka koowaad Mudane Cabdiwali Sheekh Ibraahim Muudey,waxaa goob joog ahaa xubo ka tirsan Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka,waxaana Ajendaha Kulanka uu ahaa dhaarinta Wasiirka Wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha Mudane Cabdiwahaab Ugaas Khaliif.

Habdhowraha Golaha Shacabka Xildhibaan Maxamed Cabdullaahi Xasan Nuux ayaa dhaariyay Wasiirka Wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,waxaana

Sidoo kale Kulanka joogay Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka Cabdikariin Xaaji Cabdi Buux.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here