Guddiga qaban qaabada doorashada guddoonka BF oo la magacaabay

0

MUQDISHO (SMN) – Guddoomiyaha Kumeel gaarka ah ee Golaha Shacabka mudane Xildhibaan Cabdisalaan Xaaji Axmed Dhabancad ayaa magacaabay guddiga doorashada guddoonka Golaha Shacabka.

Guddiga ayaa ka kooban 10 xubnood oo dhamaantood ah Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya.

1- Cabdullaahi Rooble . Puntland

2- Mohamed Hussein . Soomaaliland

3- Cabdirisaaq Cumar. Hirshabeelle

4- Xuseen Maxamed Nuur . Galmudug

5- Xaaji Cali Max’ed Nuur. Koonfur Galbeed

6- Maxamed Abuukar. Koonfur Galbeed

7- Dahabo Suusow Maxamuud. Hirshabeelle

8- Qaasim Cilmi Seed. Galmudug

9- Cumar Sharif Jeeg. Banaadir

10- Nasro Mahdi Caraale. Jubbaland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here