Guddiga doorashada Somaliland oo shaaciyey jadwalka 12 kursi

0

MUQDISHO (SMN) – Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka Gobolada Waqooyi-Somaliland (SEIT) ayaa shaaciyey jadwalka qabashada doorashada 12 kursi oo ka tirsan xildhibaanada golaha Shacabka Soomaaliya.

Qoraal kasoo baxay guddiga ayaa waxaa lagu sheegay in doorashada kuraastan la qabanayo  24-ka bishan oo ku beegan Isniinta soo socota.

Doorashada Soomaaliya ayaa ku socoto si dardar-leh, waxaana qorshaha uu yahay in lasoo gabagabeeyo, kahor 25-ka bisha soo socota Febraayo ee sanadkan 2022-ka.

Halkan hoose ka aqriso:-

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here