Guddiga Xallinta Khilaafaadka oo hakiyey natiijada doorashada saddex kursi

0

MUQDISHO (SMN) -Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka ayaa hakiyey natiijada doorashada illaa saddex kursi oo ka mid ah Golaha Shacabka.

Kuraasta la hakiyey ayaa kala ah HOP201, HOP209 iyo HOP211 kuwaas oo doorashadooda ka dhacday magaalada Muqdisho.

Sidoo kale kuraasta la joojiyey waxa ka mid ah kursigii Wasiirka Maaliyadda Dr C/raxmaan Ducaale Bayle, kaas oo uu dhawaan ku guleystay Dr Cabdullaahi Xaashi Abiib.

Halkan hoose ka aqriso:-

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here