Guddiga Xallinta oo soo bandhigay cabashooyinka ay go’aanka ka gaareen

0

MUQDISHO (SMN) – Guddiga Xallinta Doorashooyinka Dadban ayaa soo bandhigay Cabashooyinka rasmiga ee ay go’aanka ka gaareen, Dacwadaha dib ay ula noqdeen Soo Dacwoodayaashu, cabashooyinka aan saxsanayn iyo 25 dacwo iyo wixii ku soo kordha kuwaasoo  loo gudbinayo Gollaha Wadatashiga Qaranka marka ay soo idlaadan kuraasta Doorashooyinkoodu dhiman yihiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here