Guddiga uu magacaabay Sheekh Aadan Madoobe oo howl-galay + Sawirro

0

MUQDISHO (SMN) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa xalay hoygiisa Kulan kula qaatay Guddiga KMG ah ee Ka tala bixinta dhacdadii 07/08/2022 Ka dhacday xarunta Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya

Guddoomiyaha ayaa Guddiga Kula dardaarmay in ay kasoo tala bixiyaan fowdadii Golaha Ka dhacday kulankii 14aad ee Kalfadhiga 1aad ee Golaha Shacabka BJFS.

Sidoo kale waxa uu sheegay in ay warbixin dhammeystiran ka keenaan dhacdadaasi, si guddoonku u qaado tallaabo sharciga waafaqsan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here