Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo dib ugu soo laabtay dalka + Sawirro

0

MUQDISHO (SMN) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka  Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, kadib safar qaatay dhowr maalmood oo uu ugu maqnaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Sheekh Aadan Madoobe ayaa inta uu ku sugnaa Kenya kulamo gooni gooni ah la qaatay qaar ka mid ah mas’uuliyiinta safaarada iyo Jaaliyada Soomaaliyeed ee dalkaas.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo uga mahadnaqay dhammaan intii soo dhoweysay waxaana uu sheegay in uu ku faraxsan yahay in uu Muqdisho dib ugu soo laabto.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here