Guddoomiye Cabdi Xaashi oo maanta dib ugu soo laabtay dalka + Sawirro

0

MUQDISHO (SMN) – Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Senator Abdi Hashi Abdullahi, oo dalka dib ugu soo laabtay kadib safar uu ku tegay dalka Turkiga.

Guddoomiyaha inta uu ku sugnaa dalka Turkiga wuxuu kulan la qaatay Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Turkiga Mudane Mustafa Sentop iyo masuuliyiin kale.

Sidoo kale wuxuu kala hadlay xoojinta xiriirka wada shaqayneed ee ka dhexeeya  Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Baarlamaanka Turkiga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here