Guddoomiye Cumar Filish oo farriin u diray shacabka Muqdisho + Sawirro

0

MUQDISHO (SMN) – Munaasabad lagu maamusayay sanad guuradii 3-aad ee kasoo wareegatay magacaabista Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa lagu qabtay Aqalka Dowlada Hoose Xamar.

Munaasabaddan ayaa sidoo kale aheyd mid lagu soo bandhigayey waxqabadka mudada saddexda sano ee uu xafiiska joogo duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Filish.

Guddoomiyaha oo munaasabadda khudbad ka jeediyey ayaa farriin u diray shacabka Muqdisho, wuxuuna ugu baaqay inay ka shaqeeyaan horumarka caasimadda, gaar ahaan amniga iyo xasiloonida degmooyinka gobolka Banaadir, si looga hortego amni darrada.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here