Guddoomiye Madaale oo kulan la yeeshay duqa caasimadda Dhuusamareeb

0

MUQDISHO (SMN) – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xafiiskiisa kusoo dhaweeyay Duqa Caasimadda Dhuusamareeb ee Xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug Cabdiraxmaan Cali Maxamed (Geeda Qoroow).

Labada mas’uul ayaa ka wada hadlay iskaashiga Magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Muqdisho.

Duqa Magaalaada Dhuusamareeb Geeda Qoroow ayaa uga mahadceliyay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir sida diiran uu ugu soo dhaweeyay Xarunta Dowladda ee Hoose Xamar.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here