Guddoomiye Mursal oo qaabilay danjiraha cusub ee Sweden + Sawirro

0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa manta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Dowladda Sweden u soo magacowday Soomaaliya Mr.Lingarde.

Labadaasi mas’uul ataa waxa ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka labada dal,dardargelinta howlaha lagu dhameystirayo doorashooyinka Dalka ka biloowday iyo xaqiijinta qoondada Haweenka ee doorashooyinka.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

   

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here